Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay Itoobiya iyo xog ku aadan ….

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta oo jimco ah u dhoofay magaalada Adis Ababa ee Caasimada dalka Itoobiya. Safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ku aaday dalka Itoobiya waxaa ku wehliya xubno katirsan golaha Wasiirada, waxaana la filayaa R/Wasaaraha iyo xubnaha la socda in kulamo la qaataan Madaxda … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay Itoobiya iyo xog ku aadan ….